WEYDII SU,AASHAADA

Daruusta hada socota
Lorem ipsum dolor sit

Lorem ipsum dolor sit amet, graece indoctum mediocritatem,

Lorem ipsum dolor sit

Lorem ipsum dolor sit amet, graece indoctum mediocritatem,

Lorem ipsum dolor sit

Lorem ipsum dolor sit amet, graece indoctum mediocritatem,

Lorem ipsum dolor sit

Lorem ipsum dolor sit amet, graece indoctum mediocritatem,

Lorem ipsum dolor sit

Lorem ipsum dolor sit amet, graece indoctum mediocritatem,

Lorem ipsum dolor sit

Lorem ipsum dolor sit amet, graece indoctum mediocritatem,

Total Visitors

Our Visitor

007203
Users Today : 8
Total views : 14147
Who's Online : 0
FACEBOOK GA LASOCO

مفتي الشافعية في مكة الشيخ

Arkanta Islamka ار كان الاسلام 1.Shahadatu-Allaailaaha ilalaahu wa ana muxamada Rasululahi Oo macnaheedu yahay qiritaan aad qirto ilaah xaqlagu Caabudoinuusan jirin, ilaaha waaxid kaa mahane oo kaligiis cibaadada,mutay,Nabi Muxamed NNKH.Inuu yahay rasuulkii ilaah soo diray. 2. Wa iqamu-salaati.Salada oo la oogo .waqtigeeeda la ilaalsho xiligi hurdadu macantahay ,laga soo kaco.waqiga shaqada lagu jiro aan la hilmaamin. 3.Wa ii taaul-zakaati. Zakada oo la bixiyo.qofkii xoolo haysto iyo qofkii maal haysto. 4.Wasoomu-Ramadana.Bisha Ramadan oo la soomo marka ay gasho waliba sida ilaah raaliga,kayahay loo soomo. Bisha oo Aragti lagu soomo Aragtina lagu afuro.ooaan lagu soomin kutiri kuteen waa la arkay qofkii arkana aan la sheeginama wadan heleb ayaa laga arkay adinkoo isku waqti aan ahayn sidadadka maraykan joogin aysan ula waqti ahayn dadka joogo wadankasacuudiga.taas macnaheedu waa laguma soomi karo sacuudi ayaa laga arkay waxana uga hadli doonaa insha alaah muxadaraad u gooni ah. 5.Waxajul-Bayti-wanistadaca-ilayhi-sabiilaa. Bayta ilaah oo loo xajiyo lakin waa qofkii awodo qofkan awoodin lama saarin asaga oo wajib loomaga dhigin inuu xajiyo. Wixi talo iyo tusalaa ama aad ku aragtaan oo qalada fadlan nagula soo xariira Emailkeena.

Waqtiyada Salaadaha
October 15, 2025

23 Rabī ath-Thānī 1447

Isha Iqamah

7:48 pm

1 Hours 8 Minutes
Prayer Begins Iqamah
Fajr6:09 am 6:09 am
Sunrise7:29 am
Zuhr12:59 pm 12:59 pm
Asr3:57 pm 3:57 pm
Maghrib6:28 pm 6:28 pm
Isha7:48 pm 7:48 pm
TOOS NOO DAAWO

Youtube Channel

Maktabadda Al-khayr

Islamic Quiz

MAXAA UGU JECESHAHAY

What do you like on our website?

View Results

Loading ... Loading ...
Contact Us

We're not around right now. But you can send us an email and we'll get back to you, asap.